Gabay · Dhexdhexaad

Dalkan

Cali Xuseen Xirsi

Tiriyey: Cali Xuseen Xirsi ·

Dalkan Reer Hargeysa iyo Xamar, labada daawaystay Dulligii rag baa uga guntaday, oo dagaallamaye Dadaal baannu haynnaa hadduu, Eebbe nala doono Wixii dibadda jira saaddambaa, laysu soo dumiye

Dulucda

Gabay uu Cali Xuseen Xirsi ku hadlayo sida mida Soomaaliyeed looga guntaday dulliga iyo in dadaal loo hayo hadduu Eebbe idmo in dibadda wax looga soo dumin karo.

CX

Cali Xuseen Xirsi

Eeg taariikhdooda iyo gabayada kale →

Gabayo kale — Cali Xuseen Xirsi