Diin god gal, god goroy gal, goroy god gal, god diin gal.
DhexdhexaadKeydka
Carrab Jalqisyada
Carrab jalqisyo Soomaali ah oo lagu tijaabiyo ku dhawaaqistaada iyo Afka Hooyo. Madadaalo iyo barasho isku mar!
7+
Carrab Jalqis
7 natiijo
Nin timir cunay biyo kama daba kabban karo.
FududBiciid barqo daaqay , jilbo baldhaq.
DhexdhexaadTuke tun rudh, rukun dable ku ruquusay.
DhexdhexaadShimbiri guda cas , hooyaday gogol cas.
DhexdhexaadNinku dheeroo dhalo cad, hooyaday dheeroo dhar cad.
Dhexdhexaadwaxaan faley waan faleyba waxaanaan falin waad fashey maxaad iigu fashishay
Dhexdhexaad