Keydka

Halxiraalayaasha

Halxiraalayaal hiddaha Soomaalida ah oo lagu kobciyo garaadka iyo xikmadda. Tijaabi jawaabaha oo la ciyaar!

21+
Halxiraale
21 natiijo

Afar gamuun god ku yoontay

Dudumo yar hoosteed duumo kugu legeday

Ul qurux badan qaadan waa

Laba sac saantoodaa isleeg

Wax dheer oo dheer oo haddii la dhereriyana naas riyaad gaadhayn

Afar nin oo gogol ku wada fadhiya oon hadana gacan qaad isla gaadhin

Silsilad qubatay sidee loo guri karaa

Malakh malakh ma laqanyooto

Nin cas oo ceel ku jira