“ Aadane gef lagama waayo. S Soomaali Eeg taariikhdooda → aadane Koobiye Xigashada Murti kale — Soomaali “Far keligeed fool ma dhaqdo.” — Soomaali “Aqoon la'aan waa iftiin la'aan.” — Soomaali “Hubsiimo hal baa la siistaa.” — Soomaali “Dani waa seeto.” — Soomaali Murtida suugaan.org