“ Aqoon la'aan waa iftiin la'aan. S Soomaali Eeg taariikhdooda → Koobiye Xigashada Murti kale — Soomaali “Far keligeed fool ma dhaqdo.” — Soomaali “Hubsiimo hal baa la siistaa.” — Soomaali “Dani waa seeto.” — Soomaali “Aan wada hadalno, waa aan heshiino.” — Soomaali Murtida suugaan.org