“ Abaal nin gudi karaa loo galaa ” Maahmaah Soomaaliyeed Koobiye Maahmaahyo kale Aabbahay baa xoolo leh, anaa dameero leh baa dhaanta Aabbe, kan yar iga celiyoo kan weyn igu soo daa Aadane dabo la xiriirshaa ma leh ee dibno la xiriirshuu Aakhiraa war jiraa Maahmaahyada suugaan.org