“ Aabbe, kan yar iga celiyoo kan weyn igu soo daa ” Maahmaah Soomaaliyeed Koobiye Maahmaahyo kale Aabbahay baa xoolo leh, anaa dameero leh baa dhaanta Aadane dabo la xiriirshaa ma leh ee dibno la xiriirshuu Aakhiraa war jiraa Aammusnaan waa oggolaansho barkeed Maahmaahyada suugaan.org