Gabay · Dhexdhexaad

Soomaaliyaan u dagaallamaynaa

Sheekh Axmed Gabyow

Tiriyey: Sheekh Axmed Gabyow ·

Soomaaliyaan u dagaallamaynaa Kuwa dulmaaya la dood gelaynaa Kufriga soo degay diida leenahay Dabeysha mawdka intey i daadiheyn Hilibka duud cunin oo aanan deeb noqon Dadka tusaan danahiisa leeyahay Kuwa dambaan udariiq falaaya

Dulucda

Gabay uu Sheekh Axmed Gabyow tiriyey 1891 ka dib dagaalkii Cadale, oo loo tixgaliyo gabaygii ugu horreeyay ee waddaniyadda Soomaaliyeed.

SA

Sheekh Axmed Gabyow

Eeg taariikhdooda iyo gabayada kale →

Gabayo kale — Sheekh Axmed Gabyow