Gabay Sare
HADDAAN WAAYEY
Tiriyey: Sayid Maxamed Cabdulle Hassan •
Haddaan waayay calan lay nashiro, tan iyo Nayroobi Miyaan waayay naamuus janniyo, daalac iyo naasil Haddaan waayay Ciidoo Waa dhulka ciidda guduudan ee oomanaha u badan. , naqliga inaan Nugaal daaqo Miyaan waayay neefaan xarbada, naallo ugu fuulo Haddaan waayo ruux iga naxoo, ii nasabad sheegta Miyaan waayay naxariis Alliyo, Nebiga jaahiisii…
Dulucda
Haddaan waayay calan lay nashiro, tan iyo Nayroobi